Muxuu taliye Xijaar ku soo arkay Saldhigyada & baraha Kontrol ee Dhuusamareeb (Sawirro)

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta kormeer ku tagay saldhigayada iyo baraha koontaroolada Booliisku ka howlgalaan ee magaalada Dhusamareeb. Taliye Xijaar ayaa Warbixin ka dhagaystay Saraakiisha Ciidamada Booliiska waxa ayna xuseen in ciidamadu mar walba heegan ugu jiraan Sugidda Amniga caasimada Galmudug iyo Hareeraheeda. Shalay ayaa taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya … Continue reading Muxuu taliye Xijaar ku soo arkay Saldhigyada & baraha Kontrol ee Dhuusamareeb (Sawirro)